VIDEO: Wiil Iyo Gabar Somali Ah Oo Sanado Badan Isqabay Awlaadna Kala Waayay Iyo Arrin Mucjiso Ah Oo Mar Qur Ah Dhacday, SUBXANALLAH

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa qiso cajiib ah oo qabsatay qoys Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Seatle ee wadanka Mareykanka.

Qoyskaan oo mudo dheer isqabay ayaa kala waayay wax awlaad ah iyagoo in badan ka daba wareegsanayay isbitaalo waxayna caafimaad u tageen wadanka Germany oo la rumaysanyahay inuu ugu horeeyo dhanka Caafimaadka.

Sido kale dhowr mar ayay isku dayeen inay ilmo isku beeraan, balse way u suurta gali waysay oo wax uur ah gabadhii way qaadi wayday kadib waxay aadeen xajka si ay Allah usoo baryaan laakiin weli wax waa isbadali waayeen arintiina way cakirmatay waxayna gaartay in gabadhii ay soo jeediso inay isfuraan oo ay kala faataxaystaan balse wiilkii arrinkaan aad ayuu uga xumaaday,

Gabadhii ayaa fikirtay waxayna go’aansatay inay kala laabato arrinkii ay horay usoo jeedisay ee ahaa furniinka wayna seygeedii u sheegtay in Allah awlaada hayo ayna samri doonto!!!
Dhowr asbuuc kadib waxaa dhacay……..

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply