VIDEO+QOSOL: Maryan Mursal “Waxaan Soo cabey Biyihii Barde-Cad & Sheekadii Masjidka ciyarta ka daa, siday udhacday

Fanaanada Caanka ah ee Maryan Mursal ayaa waraysi qosol badan waxay uga hadashay arimo dhowr ah, Ugu horayn waxay sheegtay inay soo cabtay Biyo la yidhihodo (BARDA-CAD) waxayna sheegtay in dadka ku dhashay mudug ayna waxba ka xishoon oo Runta sheegaan.

Geesta kale waxay ka sheekaysay Sheekadii qosolka badnayd ee ka dhacday Masaaajid ku yaaley magaalada Gaalkacyo “Nin oday ah ayaa gabadh uu dhalay ay in badan ahayd guri joog, wuxuuna go’aansaday inuu bixiyo gabadhaasi,, maalintii danbe ayuu masjid ka istaagay, wuxuuna sheegay inuu u baahan yahay gabadhiisa qof guursada.,, waxaa masaajidka xagiisa danbe ka istaagay wiil qurux badan oo kasoo jeeda beelaha la habayb sooco, wiilka ayaa odayga ay daris ahaayeen, wiilkii ayuu odaygu eegay hadana intuu kasoo jeestay ayuu dhahay yaa gabadha guursanaya,,, mar kale ayaa waxaa hadlay wiilkii “adeer anigaaba diyaar ah” Odaygii ayaa intuu eegay wiilkii ku dhahay ADEER MASAAJIDKA CIYAARTA KA DAA.

HALKAN KA DAAWOADAAQOSLIYE

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply