Waa Kuma Madaxwaynaha Cusub Ee Somalia Farmaajo

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta lagu doortay kadib doorasho taariikhi ah.

Hadaba, Farmaajo ayaa taariikh dheer ku leh Soomaaliya isagoo soo noqday Ra’isul wasaare, Safiir & xilal kale oo uu soo qabtay.

 

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com