Waxa jira Dad badan oo Dunida ku nool oo aad iskugu  eeg isla markaana aan la kala garan,ku darrsoo waxa ay noqon karaan Dadka isku eeg amase is shabahaa kuwa aan wada dhalan oo aan wax isku ahayn mararka qaarna waxa la heli karaa laba qof oo aad iskugu eeg oo laba dal ka soo kala jeeda.

Nin u dhashay Dalka Kuuriyada Waqooyi oo magiciisa la yidhaahdo Dargon Kim ayaa waxa ay aad iskugu eegyihiin hogaamiyaha Dalkaasi ee Kim Jong.

Dadaka ku dhaqan Dalkaasi ee ninkani waddooyinka ku arka ayaa waxa ay sheegeen in uu u socdo qaabka Madaxwayne Kim Jong isla markaana aan la kala karin sidaasi awgeedna uu sameeyo waxyaabaha uu Madwaynaha Dalkaasi sameeyo ,oo aan sinaba labadooda lagu kala garan karin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA