Waa Kuma Wadanka Ugu Saboolka Yar Caalamka

Saamiga sabool nimo ee aduunka ayaa ah mid aad ukala duwan waxaa jira wadamo uu saamiga(Percentage) sabool nimo  yahay wax aad u yar halka kuwa kalena uu cirka isku shareeray ,Markiiba waxa uu qofku is o dhanayaa sida wadamada Khaliijka,Switzerland iyo kuwa la midka ah ayaa ugu Saboolnimo yar lakin  arinku waa uu ka duwanyey sidan , Waxaa lagu ogaaday daraasad ay samaysay wakaalada sirdoonka Maraykanka ee CIA.
Sida ay soo saartan wakaaladani waxa ay ku sheegtay in wadanka ugu sabool nimada yar aduunku uu yahay wadanka Taiwan, iyadoo sabaalka wadanka Taiwan uu gaadhaayo 1.6%/.
Balse dhinaca kale dawladaha qaniga ah ayaa marka la eego muwaadiniintoodu ay ku nool yihiin nolol aad u nimcaysan yihiin, balse diraasadani ay la xidhiidho dhamaan dadka dagan wadankaste, ha ahaadaan muwaadiniin amaba ajinabi gakale ee dagan wadanka.
Wixii talo iyo tusaale ah waxaad noogusoo hagaajinkartaan.
cma144@hotmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply