Waa Kuwee 10ka Lamaane Ee Saamaynta Ugu Badan Ku Leh Taariikhda Bollywood

Lamaanayaasha taariikhda ku leh Bollywood-ka ee jaceylkooda guuleystay ayaa ah arin aan la hilmaami karin. waxaana akhristayaasheena usoo xulnay 10 aroos ee lamaanayaasha bollywood kuwooda ugu magac dheer ee is guursaday.


Aiswarya Rai iyo Abhishek Bachchan waxay isguursadeen 2007-kii, waxayna isu dhaleen Aaradhya waa lamaanaha shidan

Shah-Rukh-Gauri-
Boqorka Bollywoodka iyo gacalisidiisa Gauri Chibber waxaa lagu xusuusan doonaa jaceylka dheer, waxay isu dhaleen Seddax caruur ah

Ajay Devgn and Kajol
Ajay Devgan iyo xiddigta Hollywoodka Kajol waxay is guursadeen 1999, waxayna isu dhaleen labo caruur ah

Akshay Kumar and Twinkle Khanna
Akshay Kumar and Twinkle Khanna waxy is guursadeen 1999- will iyo gabber aye isu dahlia lamaanahaan.

arpita khan aayush sharma
Salman Khan walaashiis Arpita Khan iyo Aayush Sharma xafladii arooskooda oo dhacday 2014

Esha Deol Bharat Takhtani
Esha Deol waa actarad ay iska dhaleen labada actor ee Dharmendra Hema Malini, waxay u dhaxdaa Bharat Takhtani

govinda-sunita
Labada jilaa ee caanka ah xili hore ayey is guursadeen, waxayna isu dhaleen labo caruur ah

jaya bhaduri and amitabh machchan
A mitabh Bachchan and jaya bhaduri waxay ka mid yihiin lamaanaha ugu faca weyn Bollywood, waana mid lagu xasuusan doono, labo caruur ayey dhaleen oo aan kala dhicin.

saif-kareena
Saif Ali Khan iyo Kareena waa sawirkii la qaaday xafladii arooskoodii

sajay-maryata
Sanjay Dutt oo guurka Manyata ugu horeeyay xaas kale balse ka geeriyooday, hadda labadan lamaane waxay isu hayaan laba caruur ah

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com