Gabadh u Dhalatay Dalka Australia ayaa waxa ay u nooshahay si aad u la yaab badan gabadhani ayaan haba yaraatee waxa cunto ah aan cunin waxa aanay ku nooshahay oo ay cuntaa dhirta kala duwan .

MR’s Free Lee

Gabadhan ayaa waxa magaceeda la yidhaahdaa Free Lee waxa aanay ku nooshahay Cariish yar oo ku dhex yaala Kaymaha Laatin Amerika oo ay u guurtay Free Lee ayaa waxa ay da’deedu haatan tahay 37 jir waxa aanay ku nooshahay oo ay cuntaa dhirta geedaha iyada oo aan karsan .

Free Lee

Waxa ay isku naanaystaa Gabadha Muuska waxa aanay kaydsatay kumanaan kun oo Dollar maadama oo ay kaymaha ku dhex nooshahay oo ay dhirtana cunto isla markaana aanay samaysan waxa cunta oo aanay soo iibsan wax khudaar ah .

Free Lee ayaa waxa ay ku maydhataa biyaha Roobka oo Kaliya waxa aanay cabta biyaha ka soo dareerha Ilaha Dabiiciga ah iyo sidoo kale kuwa hara yaryar ee dabiiciga ah ,Free Lee ma is isticmaasho waxyaabaha ay haweenku isku qurxiyaan ee aynu u naqaano Make-up-ka.

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA