Waa Tuma Haweenayda Noqotay Haweenaydii ugu Horaysay ee U Dhalatay Sucuudiga ee Kaalin Shidaal Ka Shaqaysa!

 

Shaqooyinka ay qabtaan Haweenka Dalkaasi ayaa waxa ay ahaayeen kuwa kooban,balse dhamaadka sanadki 2017ka ayaa waxa dalkaasi ka bilaabmay is badalo badan kuwaasi oo haweenka dalkaasi loogu ogolaaday in ay qaban karaan shaqooyinka ay raggu qabtaan .

Haddaba haweenayda magaceeda la yidhaahdo Marfat Bukhaari ayaa waxa ay noqotay Haweenaydii dalkaasi u dhalatay ee ugu horaysay ee Maamule ka noqota Kaalin shidaal ,taasi oo macnaheedu yahay in Marfat Bukhaari ay noqotay Haweenaydii u horaysay ee u dhalatay Sucuudiga ee ka shaqaysa Kaalin Shidaal.

Bukhaari ayaa waxa ay sheegtay in markii hore ka hawl gali jirtay qaar ka mid shirkadaha warbaahinta ee Dalkaasi isla markaana ay ahaan jirtay qoraa iskuna dayi jirtay in ay alifto gabayada .

Laakiin Marfat ayaa marki dambe waxa ay u soo jeedsatay dhinaca ganacsiga waxa aanay sheegtay in Kaalintaasi ayaa maamusha noqoto Kaalinta Shidaal ee ugu adeegyada wanaagsan guud ahaan ba bariga dhexe.

Sawiradan ayaa waxa ay muujinayaan qaabka ay Marfat i diyaarisay Kaalintaasi :

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com