Wabi Kuyaal Wadanka Chine Magaalada Wenzhou Ayaa Waxa uu Xalay Iskubadalay Dhiig Cas Maxaa Sababay

Waxaa dadka dhuqan wadanka chine gaar ahaan magaalada Wenzhou mar qudha saaka abaara shantii subaxnimo mar qudha kuwaabariisteen mabigii dhexmaraayey magaalda oo sku badalay midabka dhiiga oo kale

Sikastaba ha ahaatee waxaan wali lagaranayn waxa keenayin wabigani sidan isku badalo halmar dadka qaar ka faalooda arimaha deegaanka yaa sheegay in lagayaabo in warshadaha oo kubadan wadanka Chine owgeed ay keentay in midka ka mid ah warshadahaas ay wasasheeyeen wabiga lakiin dadka deegaanka ku nool yaa sheegay in aan wax warshado ah ku oo ilaa heeerkan wabiga in tan leeg wasakhaynkaraa aanay                                                                                         HALKAN KADAAWO VEDIO

ku ool gobalkan Siyan .

Dadka muslimiinta ha yaa waxa ay qaarkood kusifeeyeen arinkan wabiga in ay  tahay calaamadaha dhamaadka aduunka, laikn waxa ay qabaan muslimiinta madankoodu markay arkeen wabigan noqday sida dhiiga oo kale in ay thay uun Amar Alle sidaa daraadeen waxaan u daynaynaa uun in ay tahay amar Alle maadama aynu nahay dadmuslin ah aanay jirina waxkale oo sidaa yeelikara wabi dhan oo biyo ah

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply