Waraysi Aktarka Caanka Ah Ee Suniel Shetty Oo Sheegay In Uu Imandoono Somalida

Atarkan caan ka ah ee Suniel Shetty somaliduna u tagaaqo Balwaan ama Shoodhe Raanboo ayaa waxaysi khaas ah oo uu bixiyey waxa uu kaga waramay sida uu uga war hayo dadka Somalida ah ee taageera isaga oo sheegay in uu jecelyey bulshda somalida ee aadka u taageerta filimadiisha waxa kale oo uu sheegay in uu arkay oo uu daawaday filimaantiisa oo loo turjumay afsomali

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com