Wariyaha Caanka Ah ee BBC-da Marry Herper Oo Warbixin Cajiiba Ka Samaysay Xuska 18 May

Gabadha wariyaha ka ah idaacada BBC da qaybteeda  Englishka ee lagu magacaabo Marry Herper ayaa qoraal dheer oo si heer sare ah u taftiran ka diyaarisay xuska 25 guurada dabaal daga 18 May. Marry Herper oo hore ugu timid socdaal ayaa waxay qoraalkeedan kusoo qaadatay sida ay Somaliland xaaladeedu tahay iyo waxa caalamku u yaqaano, waxaanay tilmaamtay inay Somaliland tahay qaran buuxiyey shuruudo badan sida; Passporka, lacagta, ciidanka iyo arimo kale, isla markaana aqoonsi xaq u leeyihiin.

Haddaba warbixintan oo dhamaystiran Linkiga hoose Guji ama raac…..

Somaliland: Making a success of ‘independence’

Faalo Ka Dhiibo

comments