Wargeyska International Business Times ee ka soo Baxa Dalka Britain ayaa waxa uu baahiyay qoraal ah in wasaarada arrimaha Debada ee Dalka ay Britain ay haweenka ka hawl galay ku amrtay in soo xidhaan xijaabka .

Sababta ay wasaararadu shaqaalaheeda haweenka ah amarkaasi u siisay ayaa waxa uu ahaa in ay kaga soo qayb galaan Xuska Maalinta Xijaabka Aduunka .

Wasaarada arrimaha debada ee Dalka Britain ayaa waxa ay sheegtay in Xijaabku uu Astaan u yahay Ixtiraamka,Xoriyada iyo Amaanka .

Balse arrintani ayaa waxa ka soo hor jeedsasay dad badan oo u dhashay Dalkaasi una badan dad masuuliyiin waxaanay xijaabka ku tilmaameen in uu yahay dhib lagu hayo dumarka oo ay mu’asasado gaar ahi leeyihiin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA