Wax ka ogow 20-ka Waddan Ee Ugu Sigaar Cabista Badan Dunnid.

Wadanka ku yaala Bariga Europe ee Montenegro, ayaa noqday wadanka ugu SIgaar Cabka Badan Dunnida, hadada wadankan ayaa lagu qiyaasay in qofkiiba isticcmaalo in kabadan 4 million oo Xabo oo sigaara sanadkii.

 

waxba yaanan ka hor dhicin Ila eeg liiska 20 wadan ee ugu Sigaar Isticmaalka badan dunnida wana sida…

 

  1. ontenegro
  2. Belarus
  3. Lebanon
  4. Macedonia
  5. Russia
  6. Slovenia
  7. Belgium
  8. Luxembourg
  9. China
  10. Bosnia and Herzegovina
  11. Czech Republic
  12. Kazakhstan
  13. Azerbaijan
  14. Greece
  15. South Korea
  16. Austria
  17. Jordan
  18. Ukraine
  19. Estonia
  20. Hungary

Faalo Ka Dhiibo

comments