Liiskan oo ka kooban 10-ka tababare ee ee ugu mushaarka badan aduunka sanadka 2015-2016, ayaa waxa hogaaminya tababaraha kooxda Bayern Munich Pep Guardiola oo la filayo inuu mushahar kabadan kan uu haatan ka qaato kooxda Bayern inuu ugu wareego kooxda Man City oo uu heshiis sadex sano ah la galay.

 

Hadaba liisaka tababarayaasha ugu mushaharka badan aduunka xili ciyaareedkan 2015/2016 ayaa u dhigan sidan

1, Pep Guardiola Bayern Munich £14.8m

2 Arsene Wenger Arsenal £8.30m

3 Zinedine Zidane Real Madrid £8m

4 Louis Van Gaal Manchester United £7.3m

5 Jurgen Klopp Liverpool £7m

6 Jose Enrique FC Barcelona £7m

7 Rafael Benitez Newcastle United £4.5m

8 Roberto Mancini Inter Milan £4.30m

9 Antonio Conte Italy £3.95m

10 Manuel Pellegrini Manchester City £4.2m

KA DHIIBO FIKIRKAAGA