akhriste qoraalkan iyo Video gan hoose waxaanu kuugu haynaa waddamada dunida Baasbooradoodu ugu awooda badan yihiin, Micno ahaan waa wadamada Passport kooda lagu gali karo wadamada ugu badan dunnida. dhanka kale wadamadan ayaa Sumcad ahaan ah kuwa loogu qadarin badan yahay.

 

Hadaba Si aad U dhugato Xogtan Fadlan Daawo Video gan hoos ku xusan

KA DHIIBO FIKIRKAAGA