Wax Kabaro Faa’iidooyinka Caafimaad Ee XabXabka Iyo Faa’iido Daradiisa Caafimaad

Xabxabku waxa uu ka samaysan yahay 92% biyo ah, taas macnaheedu maaha in aanu waxba tarin laakiin waxa uu ka qayb qaataa habka nafaqaynta aadamaha, Jeex walba oo kamida xabxabka waxa ku jira Vitamin A, B6 iyo C, iyo waliba xadi badan oo maadada Lycopene ah sidoo kale Antioxidants iyo Amino acids. Waxa kale oo laga helaa xadi fara badan oo Potassium ah. Waxa aan qormadeenan ku soo qaadan doonaa faa’iidooyinka caafimaad ee uu leeyahay iyo waliba dhibaatadiisaba.

FAA’IIDOOYINKA XABXABKA

Caafimaadka Wadnaha
Dawaynta Gubashada
Soo Celinta Fuuqbaxa
Dheefshiidka
Quruxda jidhka iyo Timaha
Muruqyada
Ka hortaga Cudurka Kansarka
DHIBAATOOYINKA CAAFIMAAD EE XABXABKA

Cunitaanka xadi badan oo xabxab ah maalin walba waxa ay keentaa xanuuno badan sababtoo ah waxa jidhka ka badanaya maadooyinka Lycopene iyo Potassium.

Hadii la isticmaalo xadi dhan 30 mg oo Lycopene ah maalin walba waxa laga qaadaa shuban iyo habdhiska dheefshiidka oo xumaada.

Watermelon-The-Trent

 

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com