Waxaad Sheegtaa Magaca Ay Somalidu U Taqaano Aktarka Akshay Kumar

Dadka Somalida ah ayaa waxay aad u daawacaan filimaanta Hiniga ah,waxayna aktarada jila filimaanta badandookada u yaqaanaan magacyo ay ula baxaan marka ugu horaysa ee ay bartaan,sidaa darteed caawa waxaad sheegtaan magaca aad u taqaano aktarka Akshay Kumar

Hargaysa waxaa looga yaqaanaa Mr Boon

Faalo Ka Dhiibo

comments