Halkan Ka daawo Wiilkii Somaliga Ahaa Ee Kasoo Dhacay Dabaqa 11-aad

Xaalada Muuse Dayib, ayaa hada u muuqata mid soo hagaagtay, waxaana uu kasoo kabsaday dhaawac yar oo kasoo gaaray Gacanta, kadib markii uu Bil kahor kasoo dhacay dabaqa 11-ad ee magaalada Minneapolis.

Faadumo C/laahi, oo ah Hooyada dhashay Muuse, ayaa sheegtay in hada Xaalada Wiilkeedu tahay mid aad u wanaagsan.

Muuse Dayib ayaa xili Habeen ah kasoo dhacay Daaqada Gurigooda oo ku yaal Minneapolis

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply