Dad badan ayaa marka ay da’doodu yara waynaato waxa ay cabashi ka muujiyaan daadashada timaha ee ku bilaabmata ,waxa aanay dadkaasi u kala baxaan laba nooc kuwaasi oo kala ah kuwa ku murugooda timahaasi ka daatay iyo kuwa aan ka murugoon oo tima la’aantaasi amase bidaartaasi aan nidhaahnee la jaan qaada.

Waxa jirya xaqiiqa dhab ah oo aanay dad badani ogayn taasi oo ah in marka timaha la beerayo aan dadka bidaarta yeesha oo dhan aan loo beeri karin dhamaantood balse ay jiraan shuruuda muhiim ah oo aan dhana loo dhaafayn.

Shuruudahaasi ayaa waxa ka kaw ah timaha saa’idka ee ku baahsan jidhka kale ee qofkaasi kuwaasi oo ah kuwa la soo qaadayo ee lagi beerayi madaxa qofka bidaarta leh.

Haddi shardigaasi hir galo waxa kale oo hubaal ah in aanay 100% hubaal ahayn i timahaasi ay beermi karaan waxaana ay ku xidhantahay khibrada uu hayato dhakhtarka qalniinkaasi fulinaya ,waxa kale oo xusid muddan in qiimaha lacageed ee qalniinkaasi uu qofka kalifayo ay tahay mid aad u badan .

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.ner/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA