Xasan dhuxul Laabsaalax Hargesa soo Gaadhey

Xasan Saleebaan Dhuxul Gudoomiyihii hore ee Xidigaha geeska oo maanta soo gaadhey magaalada hargesa, abwaan laabsaalax oo ku joogey wadanka kenya hawlo u gaara ayaa maanta galinkii dambe ka soo dagey garoonka diyaaradaha ee cigal international airport

abwaan laabsaalax oo ahaa gudoomiyihii hore ee xidigaha geeska ayaa xilka laga qaadey shirwaynihii xidigaha geeska oo qabsoomey 15 bishan may kaas oo lagu doortey gadhwadeen cusub oo ay yeelatey kooxda xidigaha geesku isagoo laabsaalax ku maqnaa safarkan uu maanta ka soo guryo noqdey

 

12644853_1147055061973204_129034677677679584_n

Faalo Ka Dhiibo

comments