Ciyaaryahanka Caanka ah ee Cristiano Ronaldo ayaa waxa uu Sawir aad u Cajiib ah ku galay Dalkiisa hooyo ee Portugal .

Cirsitiano ayaa goobta uu ku galay Sawirka sheegay in aanu marnaba filnaynin in uu goobtaasi ku gali Doono Sawir noocaasi oo kale ah ,goobta uu sawirkaasi ku galay ayaa waxa ay tahay Figta Sare ee Buurta Caanka ah ee Madera ee Caanka ah .

Xiddiga Cristiano ayaa waxa uu Sawirkaasi galay isaga oo ay ku Hareerayaanyihiin dhamaan biladdihii iyo Abaal marinadii uu ku mutaystay xiddig Nimada Kubadda Cagta.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA