XIKMADA MAANTA 16

Qofkii ku Khaa’imay u Danbi Dhaaf.

Laakiinse Ha’ilaawin Xikmaddan waxaynu ka fahmaynaa.hadii Qof ku Khiyaameeyoinayfiicantahayinaad u danbidhaaftowaxaysainafaraysaainaadan ilaawin ,waayo hadii ay taasidhacdowaxaadhacaysaaislaqofkiimarkuuogaadoinaadilawday ,inuutii oo kale kuulayimaadoamaba tu ka daran,

mar marna waxaaba dhici karta iyadoo aanu kuula iman qofkii .in midkale kuula yimaado markaa hadii aad ilowday wixii hore kuu soo maray .tanina way kugu dhacaysaa ee u diyaar garaw, hadaba akhristoo waxaa jirta in dhaqankeenu leeyahay maah maah ku fadhida inaadan ilaawin hadii mar lagula helo.waxayna tidhaahdaa maah -maahdaasi , Mar Idage Alla Ha Dago.Marlabaad idagase Anaa Isdagay,waxaa jirta xikmad taa la mid ah oo ay gaaladu leedahay taasoo ah (Fool Me Once Shame On Me, Fool Me Twice Shame On You) hadaba waxaan ku soo afjarayaa Maansadii Dirsooc ee Alla ha u Naxariistee Ibraahim Gadhle, uu kaga hadlayey sidan oo kale hadii ay qofka ku dhacdo waxa la gudboon, Waar hooy Dadkaygow, Nin ku dagay markii hore, Oo ku diley markii xigay, Ka Digtoonidiisay, Dooddani ku faraysaa. Xikmadda Maanta iyo Maalin Kale inta aynu ku kulmeyno waxaan idin kaga tegaynaa Fii Amaani Laah Waxaa idiin soo Diyaariyey Ugaas Maxamed Majabbir

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply