Xiliga Uu Dhacaayo Arooska Aktarka Doobnimada Ku Caan Baxay Ee Salman Khan Oo La Shaaciyey

Shabakada Blogtobollywood.com, ayaa daabacay in aktarka doobnimada ku caanbaxay ee Salman Khan iyo gacalisadiisa Lulia Vantur, ay aqal geli doonaan dhawaan, gaar ahaan xiliga ay ku beegantahay dhalashadii 51-aad ee Salman oo bilo yar ay ka dhiman yihiin.

Salman ayaa dhawaan banaanka soo dhigay xidhiidhka ka dhaxeeya gacalisadiisa reer Romania, gaar ahaan markii ay dhawaan si wadajir ah uga wada qeyb galeen xafladii arooska Preity Zinta.

Sidoo kale qoyska jilaagan, ayaa dhawaan aqbalay Lulia Vantur iney noqoto xaaska wiilkooda Salman Khan.

Mid kamid ah saaxiibada sida aadka ah ugu dhow Salman, ayaa shaaciyay in Arooska xidigan uu ku beeganyey

 

Faalo Ka Dhiibo

comments