Xulka Germany oo koobkii Aduunka Argantina wado ka mariyey

Xulka wadanka Germay ayaa waxa uu 1 goal iyo 0 kaga adkaaday xulka wadanka Argentinasidaana waxaa Cup kii Aduunka ee 2014 ku qaaday Xulka Qaranka Wadanka Germay

oo ay noqonayso markii 4aad ee ay qaadaan cup ka Aduunka
Ciyaartan oo ahayd mid aad u adag oo dhankastaaba isku  dayaay in uu Goal mar uun layimaado ayaanay suurogalin in wax goal ah lakala dhaliyo ciyaarta labadii half ee hore balwase waxaa lagu daray markii laysmariwaayey 30 minute hadaba 15 kii minute eedanbe markay maraysay ee ciyaartu kusii dhawayd in ay dhamaato ayaa

waxaa xulka wadanka Germany u sexeexay Gaol ka ay kuhanteen in ay qaadaan Cup ka aduunka Ciyaaryahanka uga ciyaara  dhanka weerarkaMario Götze
sidaanay ay guushukuraacday Xulka Qaranka Germany

germany players

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply