Xulkii Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Abkhazia Sawiradii Horu Dhaca Ahaa

 

Qaybtii ka tagtay dalka Somaliland gudihiisa, oo la filayo inay isla caawa ku biiraan xulka intiisa kale.Xiddigaha xulka qaranka Somaliland, oo ku lebisan calanka astaanta Jamhuuriyada Somaliland, waxay ku rajo weyn yihiin inay meel fiican tartanka ka gaadhaan, haddii ay u suurto gashona ay koobkaba ku soo guuleystaan.

Wadanka Tartanka Marti galinaya ee Abkhazia – oo ah, dal aan wali caalamka intiisa kale aqoonsi ka hellin ayaa wuxuu dhacaa  XeebtaBari ee Bada madaw waxa ay ka goday wadanka Joorjiya sandkii 1991 laakiin waxa kadanbayyay muran iyo isqabsi faro badan oo keenay dagaalo dhex maray labada dhinac. Jamhuuriyadani mahaysato ictiraaf balaadhan amaba loodhanyahay, waxa ictiraafay kaliya ilaa hada wadamada Ruushka Nikaragua Fanansuwela iyo Nauru waxa kale oo ictiraafsan wadanka gooni isutaaga ah ee aan la ictiraaf ee lagu magacaabo Koonfur Ossetia.

facebook_1464279316096facebook_1464285457905facebook_1464280300548facebook_1464280091224facebook_1464279886347facebook_1464279739756facebook_1464279668528facebook_1464279601755facebook_1464279341470

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments