Hawraar (Campala) Nin u dhashay Dalka Uganda Oo da’diisu tahay 50 jir ayaa waxa uu guursaday hal habeen saddex Dumara oo la sheegay in ay laba walaalo yihiin.

Ninkan oo magiciisa la yidhaahdo Mohamed Simanda ayaa saddexda Dumarka ah ee uu guursaday waxa ay Da’hoodu kala yihiin 48 iyo 27 iyo 24 jir .

Shabkada Wararka ee laga leeyahay Dalkaasi Uganda ee NTV ayaa waxa ay si toos ah u baahisay Xaflada arooskaasi aadka u la yaabka badnaa .

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA