Yurub Geenyo, Caabi Mire iyo Axmed wali furinle oo u ambaxay ka Qayb Galka Somaliweek

Fanaaniinta kala ah Yurub geenyo, Caabi Mire iyo Muushiisanka Caanka ah Axmedwali Ibraahim Furinle ayaa u ambabaxay ka qaybgalka Xaflada lagu qabto sanadkiiba halka mar Wadanka Ingiriiska ee loo yaqaan Somali Week Festival fanaaniinta oo marka hore sii maraya wadanka itoobiya,

munaasibadan ka dhacaysa london ayaa la saadaalinayaa inay sanadkan ka sii xiiso badnaan doonto sanadihii hore maadaama fanaanada yurub geenyo oo aad loo jecelyahay ay ka midtahay fanaaniinta lagu casuumey

14442629_10210935035798285_1432004818_n (1)

14445381_10210935035838286_1616314890_n

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com