Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Adeega Heroshot oo lagu soo kordhiyay Kamarada Telefanka Iphone!

Hawraar(Dubai) Shirkada Telefanada Gacanta ee Iphone ayaa waxa ay soo saartay adeeg cusub oo magiciisa la yidhaahdo Heroshot.

Adeegan ayaa waxa uu yahay mid lagu soo kordhiyay Kamaradaha Telefanka Iphone ,waxa aanu adeegani u fududaynayaa qofka in uu iska qaado Sawiro kuwaasi oo ah kuwa ka reeban dhamaan waxyaabaha ku hareeraysan haddi lagu sawirka kamarada hore amase ta dambe .

Adeegan ayaa waxa sidoo kale loogu tala galay in ay ka faa’iidaystaan ardaydu isla markaana waa mid ka mid ag adeegyada casriva ah ee haatan shirkadaasi soo kordhisay .

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat