Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Albanada Heesaha uu ka Tagay Fanaankii Mikel Jacson oo noqday kuwa ugu qiimaha Qaalisan Shantii Sano ee u dambeeyay!

Guud ahaan fanaaniinta Caalamku inta ay noolyihiin waxa ay hanti badan ka kasbadaan waxa ay soo saaran haddi ay tahay heeso amase aflaam .

Haddaba Majalada ka soo baxda Dalka Maraykanka ee Forbecs aya warbixin ay so saartay waxa ay ku caddaysay in arrinta aadka u la yaabka badan ay tahay in Fanaaniinta Qaarkood Marka ay dhintaan wixi ay ka tageen la siisto lacag aad u qaali ah ,faniintii dhintay waxa ugu dakhli badan dhimashadiisi kadib Fanaankii Mikel Jacson.

Albanada Heesihii uu lahaan jiray Fanaankii Mikel Jacson ayaa waxa ay nodeen Albanada lagu iibsaday qiimaha ugu qaalisan shantii sano ee u dabeeyay.

Jacson aya waxa uu geeriyooday Sanadkii 2009kii ilaa iyo haatana Alabanada heesihii uu ka tagay ayaa ah kuwa ugu Qaalisan Dunida ee lagu iibsado lacagta ugu badan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat