Arooskii xilligaan ugu wanagsanaa ayaa waxaa loo dhigay gabadha uu dhalay madaxweynaha dalka Nigeria Mohamadu Buhari oo lagu Aisha Buhari  oo aroos la gashay lagu magacaabo Ahmed  Indimi , wiilkaas uu asigana dalay milyooneerka ka masuulka ah shidaalka dalkaasi ayaa arooskooda noqday mid si aan cadi aheyn u dhacay , iyadoo madaxtooyadana loogu dhigay meher.

Ubaxyo ayaa aroosadda iyo aroooska la gu gaaf wareejiyay iyadoo dharka dhaqankooda xirtay halka sawirada ay galeen ay ku muujiyaan kalgaceyl iyo xushmad aan caadi aheyn.

hadaba saxaafada ayaa aad u hadal haysay arooskaan iyo sida hanaanka wacan uu u dhacay , nala wadaag qaar ka mid ah sawiradii .

KA DHIIBO FIKIRKAAGA