Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

CHINA:BAYTARIGA TELEFANKA GACANTA EE IPHONE OO KU QARXAY NIN IIBSADAY!

Nin u dhashay Dalka china isla markaana telefankiisa gacanta oo noociisu yahay IPHONE ayaa waxa uu la kulmay arrin aad u la yaab badan .

Baytariga telefanka iphone ee ninka ku qarxay

Ninkan ayaa waxa uu soo galay Goob lagu iibiyo Agabka telefanada gacanta waxa aanu iibsaday baytariga telefankiisa gacanta ee IPHONE blase baytarigii markii uu galiyay telefanka waa uu ky qarxay .

Baytariyada telefanada IPHONE ayaa waxa ay ka samaysanyihiin maadada Lithuim ,waxa aanay maadadaasi caan ku tahay in ay xaraarada saa’idka ah kaydiso muddo kadibna ay banaanka u soo saarto.

Ninkaasi ayaa sidoo kale la sheegay in uu ilkaha ula tagay bayatarigaasi intaasi kadibna uu ku qarxay,nasiib wanaag wax dhibaata ah oo sii gaadhay ninkaasi may jirin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat