Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Chocolate-ka oo la Sheegay in uu Dunida ka Dabar go’i Doono Sanadada Soo Socda!

Waxa jira dad aad u badan oo jecel cunista go’o la telka isla markaana uu ka mid yahay cunto maalmeedkooda,waxa aanay aaminsanyihiin in aanay marnaba ka maarmi karin Cunista Chocolate-ka.

 

 

Balse nasiib darro khubarada ka faalooda is bedelka Cimilada ayaa waxa ay shaaciyeen in is beddelka Cimilada ee hadheeyay Dunidu uu sababi karo in uu Chocolate-ku ka dabar go’o guud ahaan Dunida 30ka sano ee soo socda .

Khubarada ayaa sidoo kale sheegay in sababtu ay tahay geedka loo yaqaano Kaakawga oo ah geedka laga sameeyo Chocolate-ka uu qarka u saaranyahay in uu la dabaro go’o Dunida haddi is beddelka Cimiladu qaabka uu maanta yahay uu u sii socdo.

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat