Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Ciyaar yahanka Kubada Kollayga ee Dalka Maraykanka John Wall oo Haddiyad ahaan u bixiyay 15 Saacadood oo Xabadii ba Qiimaheedu yahay 40,000 oo Dollar!

Hawraar (Newyork) Dad badan oo ka mid ah dadka Dunida ku nool ayaa waxa ay Bilawga Sanadka cusub awgii hadiyado gudoonsiiyaan Dadka ay aaminsanyihiin in ay abaal u galeen amase ay aadka u qaddariyaan.

Haddiyada uu qofku gudoonsiinayo qofka kale ayaa waxa ay had iyo jeer noqota mid qiima leh haba yaraato haddi ay doontee.

Haddaba Ciyaar yahanka Kubada Kollayga ee Dalkaasi Maraykanka John Wall ayaa waxa uu 15 Saacadood oo midii ba tahay 40,000 oo Dollar uu gudoonsiiyay 15 ciyaartooy oo ay asxaab yihiin.

Qiimaha haddiyadaasi ayaa waxa uu kalifay Ciyaartoygani 600,000 oo Dollar waan arrinta keentay in asxaabtiisa ay isku kooxda yihiin ee uu gudoonsiiyay haddiyadaasi .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat