Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Daawo Waxa Madaxwayne Muuse Biixi Ka Yidhi Dagaalka Puntland

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo war saxaafadeed uu qabtay  Wuxuu ka hadlay Xoriyadda Saxaafada, Sharciga, Madaxdhaqameedka, Xisbiyada Mucaaradka, sixir bararka Iyo Dagaalkii TUKARAQ iyo Sida Ciidanka qaranku Ku Tegayo Xuduudaha Iyo wada hadalada Muqdisho.

 

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat