Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Dubai: Dabaal Degyada Sanadka Cusub oo si Ka Duwan sidii Sanadadii Hore loogu Dabaal Degi Doono!

Hawraar (Dubai) Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka ayaa waxa Sanad Kasta loogu dabaal dagaa Dhalashada Sanadka Cusub.

Dubai ayaa waxa ay ku caan baxday in dabaaldaga sanadka cusub lagu dabaal dago Rashka noocyadiisa kala duwan balse sanadkan waxa guud ahaan Magaalada Dubai looga dabaal dagi doonaa dhalashada sanadka qaab aan hore loo arag .

Sanadkan ayaa waxa lagu dabaal dagi doonaa Rash iyo waxyaabo kale oo loo yaqaano Ciyaaraha Leesarka kuwaasi oo aan hore loo arag waana arrin ay xaqiijiyeen gudida qaban qaabada xaflad u dabaal dega sanadka cusub.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat