Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Flim Soo Saaraha Maraykanka ah ee David Lensh oo sheegay in uu Dib u Bilaabayo wax soo saarkiisi Cajiibka ahaa !

Flim soo saaraha caanka ah ee u dhashay Dalka Maraykanka David Lensh ayaa waxa uu ku sheegay Waraysi uu siiyay Shabakada Wararka Ee Al-sharq Al-awsat in uu dhawaan soo celi doono aflaamtii Cajiibka ahayd ee looga bartay.

David ayaa waxa uu sheegay in uu la dhaqmo Caalam adadag taasina ay sababtay in wax soo saarkiisu oo noqdo mid u adag oo aanay dad badani fahmi karin.

Aflaamta Caanka ah ee soo saaray David ayaa waxa ka mid ah Flim-ka magiciisa la yidhaahdo “Ninka Maroodiga ah ” kaasi oo uu soo saaray Sanadkii 1980kii ,kaasi oo dad badani ay dhugan kari waayeen xikmada uu xambaarsanyahay .

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat