Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

HAWEENAY JACAYL AWGII UGA GUURAYSA DALKEEDA HOOYO !

Haweenayda Jilaaga ah ee u dhalatay Dalka Turkiga Maraim Osarle kuna magac dheer Suldaana Huyam ayaa waxa ay go’aansatay in ay gabi ahaan ba ka guurto Dalkeeda hooyo ee ay u dhalatay.

Suldana Huyam

Suldana Huyam ayaa waxa ay fasaxday guri u kiraysnaa kaasi oo qiimaha kiradiisu ay ahayd 6600 oo Dollar bishii ,waxa aana degtay Hutel kaasi oo ay deganaan doonto ilaa iyo inta ay Dalka ka baxayso.

Sababaha keenay in ay Suldana Huyam qaadato go’aankaasi adag ayaa waxa uu yahay in ay soo wajaheen laba arrimood ,kuwaasi oo kala ah culaysa dhinaca shaqada ah iyo in ay sii baxeen warar ay dadku iska dhex marayaan oo sheegaya in ay Suldana Huyam jeclaatay Wariye u dhashay Dalkaasi Turkiga oo magiciisa la yidhaahdo Basil Al-saru.

Wararka soo baxay ee ku saabsan Jacaylka Suldana Huyam ayaa waxa kale oo ay sheegayaan in ay xidhiidh jacayl la leedahay Jilaaga flinka Game of Thrones ee u dhashay Dalka Italy Cristian Vit .

Si kastaba ha ahaatee sababta keentay in ay Suldana Huyan ka digarogato Dalkeeda hooyo ayaa waxa sabab u ah xidhiidhada Jacaylka ag ee aad u badan ee la sheegay in ay soo martay Suldaba Huyam ha ugu dambeeyo Wariye Basil Al-suro.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat