Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Haweenay u dhalatay Dalka Algeria oo ku Guulaysatay Sawiradii ugu Wanaagsanaa Sanadkan 2017!

 

Wargeyska The Gardian ayaa sanad walba waxa uu bixiyaa Abaal-maarin la gudoonsiiyo Sawir-qaadaha ugu sawirada wanaagsan sanadka.

 

Haddaba sanadkan waxa loo doortay sawirqaadaha ugu sawirada wanaagsana sanadkan gebagebada ah ee 2017ka ayaa waxa uu Wargeyska The Gardian u doortay haweenayda u dhalatay Dalka Algeria Sahra Bin Samra oo ah haweenay Sawirqaado ah .

Sawirada aynu hoos ku arki doono ayaa ah kuwa saamayn ku yeeshay Guud ahaan Dadka Dunida ku nool ee daawaday .

Sahra ayaa waxa la guudoonsiiyay abaalmarintaasi maalintii shalay ahayd ee khamiistii waana kuwan sawiradii:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat