Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Ka digtoonaw Qoraalka ku Dul qoran Caagadaha Saliida Cuntada lagu kariyo!

Nocyada kala duwan ee Saliidaha Cuntada aynu ku karsano ayaa dhamaantood waxa ku qoran qoraal uu macnihiisu yahay “Waxa ku Kolistaroolka ,amase ma laha wax Kolistaroola “.

Arrintaasi ayaa la sheegay in aanay waxba ka jirin isla markaana baadhitaano ay qaar ka mid ah dalalka Carbeed ay ku sameeyeen saliidahaasi ayaa lagu ogaaday in qotaalkaasi uu yahay mid iib geyn ah oo aanay waxba ka jirin arrintaasi.

Sidoo kale waxa la cadeeyay in hadiiba ay dhacdo in ” Kolistaroolka” Dufanka uu ku yaryahay aanay ka madhnayn saliido kale oo samays ah oo caafimaadka wax yeelaya sababi karana sida cuduraa waddnaha iyo cudurada waxyeeleeya xididada dhiiga .

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat