Aktarada Caanka ah ee  Bollywood  Kareena Kapoor ayaa wiil u dhashay jilaaga Saif Ali Khan iyadoo wiilkaasina loogu magacdaray Taiumur 
Kareena iyo Saif ayaa haatan noqday waalid , ayaa waxaa u wada hambalyeeyay xiddigaha Bollywoodka iyo qoysaskooda. waxaana uu kani noqonayaa ubadkii u horeeyay ay labadooda isku dhalaan , inkastoo uu Saif Ali Khan hore usoo dhalay caruur kale.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA