Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

LUBNAAN :NIN TOOGTAY GABADH UU MUDDO KA HOR FURAY ,INTAASI KADIBNA BILLAYSKA ISKU DHIIBAY?

Nin u dhashay Dalka Lubnaan ayaa waxa uu dhaawacay haweenay uu qabi jiray isla markaaba ay kala tageen ,ma cada sababta uu ninkani haweenayda u dhaawacay.

Ninkan oo magiciisa aan la shaacin ayaa waxa uu gabadhaasi ka toogtay lugta waxa aanu u adeegsaday toogashadaasi qori nooca lagu ugaadhsado duur joogta ah .

Ninkani ayaa waxa uu ku noolayahay tuulo yar oo ku taala dalkaasi lubnaan oo magaceeda la yidhaahdo Kofurkala intaasi kadib waxa uu iski dhiibay saldhig Billays oo ku yaala tuuladaasi ,waxaana gabadhii dhaawacantay lagu dawaynayaa dhakhtar magiciisa la yidhaahdo Marjicuun ee ku yaala Tuuladaasi.

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat