Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

MAXAAD KA TAQAANAA CUNTOOYINKA AY CUNAAN MAALQABEENADA UGU HANTIDA BADAN CAALAMKU!

Dadka badankoodu waxa ay aaminsanyihiin in cuntooyinka ugu qaalisan ee cunaan dadka maalqabeenada ahi ay yihiin Hilibka noocyadiisa kala duwan .

Haddaba waxa jira cuntooyin aan kuwaasi ahayn isla markaana qiimaha lagu iibiyo aanu caqli qofka caadiga ahi malaysan karayn kuwaasi oo ay cunaan dad maalqabeenada ahi.

Waxaa ka mid ah cuntooyinkaasi cuntada loo yaqaano African Caferas waxaana laga soo saaraa Kallunka loo yaqaano Bayaadka ee qaarada Afrika ay hodanka ku tahay halka kg ee kallunkaasi ayaa waxa la siiya 300,000 ilaa iyo 400,000 oo dollar,mulqaacada kaliya ee kallunkaasi ayaa waxa la siiya 40,000 oo dollar.

Cuntadaasi ayaa waxa ay tahay mid ay cunaan oo kaliya dadka maalqabeenada ugu hantida badan dunida.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat