Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Sheekh u Dhashay Dalka Sucuudiga oo Gabadh uu guursaday ku mehersaday lacag dhan 300,000 oo Dollar!

Hawraar (Jeddah) Culimada ayaa had iyo jeer Dadka ku waaniya in ay isku guursadaan si yar oo fudud,waxa aanay kula taliyaan waalidiinta in haddi ay cidi ka soo doonto hablahooda aanay Meherka ku adkayn.

Haddaba sheekh u dhashay Dalka Sucuudiga ayaa arrintaasi arrin ka duwan ku kacay kadib Markii uu u safray Dalka yar ee Dagakistan si uu gabadh Dalkaasi u dhalatay uu u soo guursado .

Sheekhan ayaa sida lagu baahiyay Wargeyaka Qawsqaas Today gabadhaasi ka bixiyay Meher dhan 300 oo kun oo Dollar ,waxaana la sheegay in aanu wax aroos ah dhiganin ee iskugu yeedhay oo kaliya gabadha qaraabadeeda.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat