Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

SUCUUDIGA:SHIL BAABUUR OO AY KU DHINTEEN 6 QOF OO ISKU QOYS AHAA!

Shilalka gaadiidka ee ka dhaca Dalka Sucuudiga ayaa ah ku halis galiya dadka isla markaana waxa ay Xukuumada Dalkaasi Shaacisay in dadka ugu badan ee sanadkii geeriyooda ay yihiin kuwa ku geeriyooda shilalka baabuur.

Magaalada Jasaan ee Dalkaasi Sucuudiga ayaa waxa ka dhacay shil baabuur oo aad u naxdin badnaa ,shilkabi baabuur ayaa waxa uu galaaftay noolosha 6 qof oo isku qoys ahaa .

Shilkani ayaa waxa uu dhacay kadiv markii ay isku dhaceen gaadhi wayn oo kuwa xamuulka qaada ah iyo gaadhi yar oo ay saarnaayeen qoys ka koobnaa 8 qof ,waxaana isla goobtii uu shilku ka dhacay ku qudh baxay 6 mid ah 8 daa qof ee isku qoyska ahaa .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat